• 6 years ago
Waxaa xaalufin daran lagu hayaa dhirta Soomaaliya oo dhuxul laga shido. Dhinaca kalena waxaa dhul-beereedka caqabad ku ah Geedka Cali-Garoobka loo yaqaanno oo ay Aqoonyahanka dhinaca Beeraha ku xeesha dheer ay sheegeen, inuu qaatay qiyaastii Nus Milyuun Hektar. Wariyaheenna Gobolka OHIO ee dalka Mareykanka ayaa arrimahaasi ka wareystay Bare-sare Axmed Muumin Warfaa oo Cilmiga Beeraha ku takhasusay, waxna ka dhiga Jaamcadaha Mareykanka.

Category

😹
Fun

Recommended